|
Maxay kula Tahay?
Maxaa hadhay oo laysku haystaa?
macadantii dhulkeenu waa taa maanta dadatoo meel wlababa taal ee maxa hadhay oo laysku haystaa ?
Dadkii Soomaaliya lahaa waa kuwaa qaxootiga ah oo meel walba daad sane maxaa hadhay oo layskuhaystaa?
Qorigii aad qaadaad qolo kuy is layadbaa qasaraha dhigaye maxaa hadhay oo laysku haystaa?
Qolo Qolo u dirikii baa qiimihii gobanimo qasaraa ku beegay maxaa hadhay oo laysku haystaa?
Qaraxii iyo rasastii waakuwa ina kal qubaye maxaa hadhay oolaysku haystaa?
Qabayaaladii aad oogaysaa qasarahaa dhigtayo adigana ku diidoo kuwiikalena an u hiiline maxaa hadhay oo laysku haystaa?
waa suaalaha qof walba oo soomalai ah oo caqli lihi uu iswaydiinkaro sidaan qabo lakiin suaasha aan is waydiiyaa waxay taha dadkan qasarahaa dhigay oo somali meeshay maanta joogto joojiyey ma is wyadiiyaan suaalahaas waxaan umalaynaya hadya is waydiinlaheyeen jawabta ku soo bixi lahady waxan noqonlahayd mid anfacda una fududaysa waxay rabaan maxaayeelay hada eegto suaalahayga jawabta ka soobaxaysaa waa mid an facaysa qofkii khaladka ji iray oo uu dareemayo wuxuu samayanayaa in ay yihiin qalad ayana ufuran tahay i uu ka noqodo meeshaa oo meel kale ka eego wuxuu radinayey uuna farah kala baxo wuxuu ku jiro.
Taasi waa figradayda inkasta oo aan ahayan siyaasi lakiin waxan u malayanaa siyaasi waa waayo arag ana wax badan baan ka ahay waayoarag lakiin siyaasi mayhi siyaasina macanaheedu waa TUUUG oo la sharaxay weliba tan somaliya waa TUUG Dilaa ah lakiin siyaasiyiinta aduunka kale waa Tuug waxay u ordayaan waa baabis ay wax ku soo saranayaan mid kalena hoos uguridayaan
Sidana wada ognahayba somalaiya waa bur burtay waxan bur buriyey inaga oo ah somali waxaa aduunka lagu arki jiray dad dad kale baabi yaan lakiin umad iyadu is baabi isa waa yartay waxaan aad iyoaad cudur kaasi ugu badan yaha wadama africa iyo kuwa dunida sadexaad ee aan dhaqalah badan lahayn lehna dolada keligeed talasad ah
Somalia waxa isuraagay dhibatooyin badan
- waa mare waa african aan cidan unaxay
- waa mare waxay lahaayeen doolada kaligeed talso ah
- waa mare waa dad qabyaladiistayaal ah
- waa mare dhaqali malah
- waa mare waa dad aan aqoon lahay hadya aqoon leeyhiin xunaam weligood ma wadee aqon maha iskuul baan aday waan soo dhameeyey ee waa aqooni waa caqli
- waa mare waa ladiraa oo mid isagu figradiisa wuxuu rabo ku rad sada ma jiro waa la dire loo dire
- iyo qaar lakoo badan oo aan la soo kobi karay
Abwaan Sangub baa wuxuu yiri
Sodon sano xornimadii calankii sudhnaajiray
inkastanay ku soconay sidoo
loogu talgay sida waynu dhaanaye
garashada sabooshaay xeedhada salkeedii ma dhawee sideed oran
waxaan hoos soo gelinayaa sawiro aad ak qiiroonaysaan oo ku soobsan dadka somaliyeed ee hada qalbi jilcsantay ha firin
ku dhifo magaca waxa ku so baxay page a y ku qoran yihiin waxay siyasiyiinta somaliyeed iyiih iyo waxay u socdaan iyo wax mid waliba niyad ku hayo iyo wuxuu rabo in u babiyo intaas way ka badan yihiin dadka somaliya bakhtiga ku cunaa lakiin kuwani wa kuwa ugu magacyada waa wayn ee la soco.
· Mohamad Farah Aidid
· Adan C/lahi N. Gabyow
· Osman Hassan Ali Atto
· Col. Barre Hiiraale
· Husien M. farah Aidid
· Gen. Axmad Warsame
· Ali Mahdi Mohamed
· Hasan Muhammad Nur
· Muuse Suudi Yalaxow
· Ahmed Omar Jess
· Abdullahi Yousuf Ahmed
· Omar Haji Mohamed
· Huseen Haji Boot
· Mohamed Said Hirsi
· Mohd Qanyare Afrah

ISMA GARASHA DHANATAY MAANTADA GUMAADAY WALAL KEED GOBLAMISAY GURIGEEDA DUMAISAY .
ALAABADA KA RARATAY DAL SHESHEEYE GAYSAAY.
UMAWADA SABEELAAY GALBATAYE IS DABAQABO.
SOOMAALIYEEDII ISKU DIRAH AKAL EDILA DERISKIYO WALALAH MID KA DABINKA DHIGAYEE DIGADAN KU HOOS SHIDA KUNA DARA MIINADA.
SOOMAALIYEED DII KANDULMIGA KU NAXAYEE DIBIRAYEE U HAYSTABA DUUNYADIISA INAAD TAHAY KAN XAFIISKA DAAHALE INUTUU DAAKHILKA UGALO ADNA DIBADA MOOYEE DARADIISA KAREBA KUNA DOODA REER HEBEL.
SOOMALIYEE DIID WAXAAN DIINTA EEBIYO DAACADA KU SOCONAY OON DERAJA AAKHIRO IYO DOWGA NOLOLLEED DOCNA KUUG ROONAYAN.
DIGID
waxaan ku ridaya sawiradii dadka somaliyeed oo ay dhibaatoo yinko soo gaadheen ee min fadlan hada qalbi jilcsan tahay ha firin waxa laga yaaba in aad run ahaan u aragto sawiradan qarkood marka waxaan halkan usoo gelinayaa sairada si dadka somaliyeed u ogadan mid ay u yihiinba in aan loo naxayn cidina u maqnayan ragii shalay dilayeyna ay manta weli sii dilayaan ahan hay noo miciino alleh isaga caadil ah oo aan cidin wax usheegin oowax walab aarkaya ee allow adigu noo gargaar
Aamin Aamin































|