Free Web Site - Free Web Space and Site Hosting - Web Hosting - Internet Store and Ecommerce Solution Provider - High Speed Internet
Search the Web

Dhaqalaha Soomaaliya
Home Page

Burburkii Somalia

Dadka ugu caansan somaliya iyo Taariikhdooda

Dhaqalaha Somalia

Diinta Islamka

Guest Book Page

Mahmaaho

Sheekoyinka

Somali links

Suugaanta/Gabayo

Tariikhda Abawaanada Somaliyeed

Taariikhda fanaaniita somaliyeed

Taariikhda dhulka somaliya

DHAQALIHII HORE IYO KAN HADA EE SOOMAALIYA

Mogadishugoats

 

 

 

 

 

Nin qaad ag fadhiya

 

 

 

 

Qaad Hereri ahMiroo

Economy (SOAMLIA)

 

Dhaqaalaha somalida

Sidaan wada oganahayba maanta somaliya dowlad amahala aduunkanwaxaa  wax u kal awada wa dowlada oo baayac muushtarka aduunka ka socda wax wax kuu  kala wadaya wa dowaldaad haday noqoto mid qof ahaneed iyo mid aad wadan kale la yeelanaysidba hayda noqoto cilaaqaad iyo mid kalaba waxaa kaa musuul ahama ku hadayaa waa dawlada. Somaliyan malaha wax dowlad ah sidaas oo aay tahay hadan somaliya waxay ku jirtaa wadamada Bariga Africa wadam ugu dhalaa  fican.

Waxaa layaableh wadan aan dowalda lahayan oo weli lacag tisii shaqayanayso, wadan aan lahayn warshado oo hadan weli wax soosaar healaya  wadan analahayan dhaqali dhis o hadan weli taagan waa wax cajiib ha waan waxilaahay loogu xamd naqaa.

waxaa somaliaya maanta laysyiraahdo waxaad baa lacag la siisataa waa labada wax ee somali Rageeda walay waa.Qaad iyo qoori.

heestan firi aan ka badalay siday ahayd wa gi hor kan dhigay mid waqtigan maanta ah ka turjumausa.

Dalkayagau Sabol waaye Saxal iyo abaar weeye seban wacai kama dhicin

Xabadaa dhacaysiyo Sanad waliba waa dhibe.

Dadkayguna Dhiiladiyo Colaaday ku faanaane Dhaqlaa xagiisana xabadaanu siinaaye.

Qaxootaa la galaya Qurba laadaa

Qabyalada ku fanankeenada Somaali hadaan nahay sinji baan u leenahay.

 

heestaas hees wadani ha oo ka sheekayanaysa sumacada iyo sooryada iyo dooga dhaqalh waxaas oo dhan bay ahayd  lakin hada wixi wax ka haray ma jiraan waa babaeen badan keedu.

Dhaqaluhu  Somaliya wuxu ka soo geli jiray laba meelod oo kala haa BAADIYAHA iyo MUUSKA labaadaas aad iyo aad baa Somalidu ugu haladh dhaqalee aan dadka kale lahayan.

Tusale ahaan Baadiyaha wuxu ahaa halbowlaha Reer MAgalaka Somaliyeed wuxuuna aha meesha qudha ee wax walba ug yimadan Caano, Cad, Dhuxul,Xaabo,Subag, iwm waxaas oo dhan isagay ka imanjireen wuxuuna  ka dhigay somalida maglada dad aan u baahan aduunka kale waxay soo saran wadan aduunka sidaas o kale ah wa yar yahaya.

Muuska xagiisa wuxu somalida Unoqday Waxa sida fiican ug baxa loona dhoofiyo wadamada qalaad. waxayan weli somaliya ku caan tahay waa muuska oo xitaa taarikhda dhalaha somalid  markaad firiso waxa ugu jira wa aMuuska in ay kau ahayaane qani. uan dhoofin jireen aduunka intiisa kale,

Mid walaba gar kiisan u sheegayana ee hos kal soco.

Qaadka Dhaqalihiisa

Dhaqalaha Qaadka

Qaadka Qaad Qabay Oo mid kale Qabay Oo hadan Qarax

Waa Maxay Qaad ?

Qaad Waa Qamri Qarsoon Oo dadka Qofkii Bartaa Aanu dayan

Coming soon.......>


 


 


 


 


 



By Maxamed C/laahi cali tiriig